Kheyre oo balan qaad muhiim ah u sameeyay dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre iyo xubna ka tirsan guddiga gurmadka qaran ee dhawaan loo magacaabay isku dubba ridka howlaga gurmadka, ayaa maanta garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cabulle kusoo dhaweeyay diyaarad dowladda Qatar, ay u soo dirtay qaadidda qaar kamid ah dhaawacyadii ku wax yeelloobay weerarkii argagaxiso ee Ex-Kaantarool Afgooye. Mudane Xasan Cali … Continue reading Kheyre oo balan qaad muhiim ah u sameeyay dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Muqdisho (Sawirro)